المدة الزمنية 7:50

Madaafiic Dood ah oo ay Isweydaarsadeen Xildhibaan Xoog iyo Xildhibaan Siciid Siraadle

241 مشاهدة
0
2
تم نشره في 2020/09/23

Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi (Siraadle) iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka kala tirsan xildhibaanada Muxaafidka (Kulmiye) iyo Mucaaradka (Waddani) ayaa dood isu jawaabis ah isku haleelay fadhigii Golaha Wakiilada ee shalay. Xildhibaan Siraadle ayaa si qodob-raacis ah qodob-qodob uga jawaabay eedo uu Xildhibaan Xoog ku mudeyey Xeerka Goobaha Ganacsiga ee la aasaasayo loona yaqaano Free Zone.

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 0